Cabista biyaha waxay leedahay faa'iidooyin aan halkan lagu soo koobi karin.
Balse waxaa soo gudbinaynaa
10 Kamid ah faa'iidooyinka laga helo cabista biyaha:
1. Cabista biyaha waxay ladagalamaan shuluqnimada ama buurnaanta ( cayilka) xad dhaafka ah.
2.waxaa ka hortag u yihiin cudurada maqaarka ku dhaco.
3. Waxay ladagaalamaan caabuqa (infections).
4.waxay sunta ka saaraan jirka ( sunta hawada, cunada iyo dawooyinka).
5. Waxay ka hortag u yihiin cudurada wadna.
6.waxay ka hortagaan xanuunka kalagoys yada, murqa iyo curada lafaha(arthritis).
7.waxay ka qayb qataan joogtaynta heerkulka jirka.
8. Waxay ka hortagaan calool-fadhiga, waxa uuna ka mid yahay calool-fadhigu sababaha keena babaasiirka.
9. Waxay ka hortag u yihiin kansar.
10. Waxay wax tar uleeyihiin xubnaha taranka ( reproductive system).

No comments:
Post a Comment