Wednesday, 26 December 2018

Hoooooooyo

Ma jeceshahay hooyadaa

1.Imisa habeen ayaan seexday aniga oo aan maro ama go'  hugsaneen oo aan soo toosay aniga oo hugsan.
2. Waxaa tahay tii caaneheeda isiisay.
3. Waxaa tahay qofkii xanaaneeyey aniga oo aan cayaanka iska celin karin.
4. Hooyo waxaa tahay qofkii ifahmay aniga oon hadlin karin.
5. Hooyo waxaa tahay qof useejaday is aan u seexdo hurdo raaxaleh.
6.hooyo waxaa tahay qofkii qaban jiray aniga oo aan qabaysan karin.
8.hooyo waxaa tahay qofki ii labisi jiray aniga oo aan labisan karin.
9.hooyo waxaa tahay waxaa tahay qofka isugi jiray ilaa aan ka hurdo.
10. Hooyo waxaa tahay qofka tahay qofkaan itoosin jirin marka aan hurdaayo.
11. Hooyo waxaa tahay qofka hadalkayga ku farxi jiray xili dadka kale ay igu qoslayeen.
12. Hooyo waxaa tahay qofki aniga waxba ahayn libaax iga dhigayse.
13. Hooyo waxaa tahay qofki duqsiga ama madrasada quraanka igeen jirtay.
14. Hooyo waxaa tahay qofki iilabisi jiray markaa schoolka aadayo.
15. Hooyo waxaa tahay qof isoo doonaaye hadii aan duqsiga ama schoolka ku soo daaho.
16. Hooyo waxaa tahay qofka ila jooga marka ay dadka oo dhan iga kala tagaan.
17. Hooyo waxaa tahay qofkii mar allaah abuuray oo aan markale dib u heleenin.
18. Hooyo waxaa tahay qofkii socodka, hadalka , qoraalka farta soomaaliga, iyo wax walba oo wanaagsan.
19. Hooyo waxaa tahay farxadayda aduunka iyo janadayda aqaaro
20. Hooyo waxaa tahay qofki 9 bil iyo sugooda caloosha igu siday dhibta foosha iga soo martay.

No comments:

Post a Comment