Wednesday, 28 November 2018

Halista qaniishada ama qaniinyada dadka (first aid)

Waxaa is waydiin lahayn in qaniinshada dadka ay halistahay.

Lkn waxa jiri kara dad aan ka war qabin in qaniinyada dadka ay halis tahay.
Qaniin yada dadka waxay sababtaa cuduro badan. Hadaba afka qofka wax qaniinaayo waxaa ku jiri kara
virus ama bacteria. Ama qofka waxa uu qabi karaa cudur halis ah oo an daawo lahayn.
daawayn ama latacaalid:
1. Hadaba hadii aad lakulanto qof laqininay markiiba ku dhaq meesha laga qaniinay sabuun iyo biyo ama liin ku xoq.
2. Kaduub qofka meesha dhaawaca garay.
3. hadii uu dhiig bax jiro dhiig baxa jooji oo kudur dhiig joojin.
4. Qofka waa in lagu duraa cirbad anti tetanus 24  saac gudahooda 
5. Waa in qofka wax qaniinay iyo qofka la qaniinay laga baraa cudurada halista ah.
6. Hadii uu qofka laqaniinay miir la' yahay hadaba horay ula carar oo isbitaal u qaad 
fiiro gaar ah:
Walaal qof ha qaniinin iskana jir in uu qof ku qaniino 

No comments:

Post a Comment